Doorashada gudoonka baarlamanka Puntland oo ka socota Magaalada Garoowe

Magaalada Garowe ee Caasimadda maamulka Puntland ayaa waxaa ka socota codbixinta doorashadda Gudoonka baarlamaanka maamulka Puntland. Guddoomiyaha Baarlamanka ayaa waxaa u tartamayaa 4 murashax oo kala ah; Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-dareed), Cabdiraxmaan Cali Jibriil, Cabdijamaal Cismaan Maxamed iyo Cabdirashiid Yuusuf Jibriil. Dhammaan raggan u tartamayaa doorashada guddoomiyaha Golaha wakiilada ayaa la sheegayaa in ay kala … Continue reading Doorashada gudoonka baarlamanka Puntland oo ka socota Magaalada Garoowe